Wafdi gaaray Dhuuso Mareeb iyo Ra’isul Wasaare Kheyre oo la kulmay (Daawo Sawirada)

Waxaa maanta magaalada Dhuuso Mareeb ee xarunta maamulka Galmudug gaaray Wakiilka gaarka ah ee guddoomiyaha guddiga Midawga Afrika u qaabishan Soomaaliya, Francisco Madeira, iyo Ergeyga gaarka ah ee IGAD, Mohamed Ali Guyo. Wafdiga ay hogaaminayeen Wakiilada Midowga Afrika iyo IGAD waxaa magaalada Dhuuso Mareeb kusoo dhaweeyay Wasiiro iyo Xildhibaano katirsan dowlada federaalka Soomaaliya iyo masuuliyiin … Continue reading Wafdi gaaray Dhuuso Mareeb iyo Ra’isul Wasaare Kheyre oo la kulmay (Daawo Sawirada)